Kenya oo ceyrisay lix qareen oo caalami ah oo ku matalayay dacwada kiiska Badda

Dowlada Kenya ayaa shaacisay in ay ceyrisay lix qareen oo caalami ah oo kamid ahaa qareenadii ku matalayay kiiska dacwada badda ee yaala Maxkamada caalamiga ee ICJ ee fadhigeedu yahay Holland. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Kenya Kihara Kariuki, ayaa isku raacay in la ceyriyo qaar kamid ah qareenadii kiiska dacwada … Continue reading Kenya oo ceyrisay lix qareen oo caalami ah oo ku matalayay dacwada kiiska Badda